Faahfaahin: Weerar Khasaare nafeed geystay oo ka dhacay Magaalada Kismaayo

Wararka  naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xalay kooxo hubeysan ay bambo gacmeed ku weerareen goob lagu caweeyo oo ku taalla Magaaladaasi. Ugu yaraan Saddex qof oo isugu jira shacab iyo askar goobta ku sugnaa ayaa ku dhaawacmay qaraxan oo ka dhacay Xaafada Guulwade ee magaalada Kismaayo. Dadka ku … Continue reading Faahfaahin: Weerar Khasaare nafeed geystay oo ka dhacay Magaalada Kismaayo